Sool Iyo Buuhoodle Waxay ka mid tahey Pubtand.Dalka Puntland Difaac adag ayuu…”

0
12

“Sool Iyo Buuhoodle Waxay ka mid tahey Pubtand.Dalka Puntland Difaac adag ayuu u baahan yahey.weeraro badan ayaa.”Madaxweynaha Pubtland Siciid Deni

Garoowe,(Baraarugtv.com)-Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa la hadlau weeraro ku socda maamulkiisa.
Siciid Deni oo arrintaa ka hadlaaya wuxuu yidhi sidan “Dalka Puntland Difaac adag ayuu u baahan yahey.weeraro badan ayaa dhinacyo badan kaga socda. Madaxweynaha Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu adkaynayo Puntland-tii la dhisay 1998-kii ee Sool, Sanaag, Bari, Mudug, Nugaal & Buuhoodle; isaga oo meesha ka saaray jiritaanka maamulka ay DFS dhistay ee Woqooyi-bari Soomaaliya.”

Warbaahinta Baraarugnews
Radio Baraarug.Com