Shirkadda Dahabshiil Oo tartan Quraanka ah u Qabatey Hablaha

0
9

Hargeysa(Baraarugtv.com)-Tartanka Quraanka Kariim ah ee shirkadda Dahabshiil maal-geliso. ayaa maanta qaybtii Hablaha Lagu Soo gabo-gabeeyay Caasimada Somaliland Ee magaalada Hargeysa.

isla markaana Waxa ku guulaystay hablo da,ahaan aad u yaryar.