
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo Ayaan ku lafo-guri Doonaa qQab Dhismeedka Amniga Qaranka.Maanta…”

Baydhabo,(Baraarugnews.net)-Madaxweynaha dawladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa ka hadlay shirka wada-tashiga ah eek a furmay magaalada baydhabo,isla markaana wuxuu sheegay in diiradda lagu saraayo geedi socodka dhismaha soomaaliya.
“Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ayaan maanta ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo ayaan ku lafo-guri doonaa qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda dalka, doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad-goboleed.”ayuu yidhi Xasan Sheekh Maxamuud.
Halkan hoose kala soo xidhiidh Xafiiska E-mail: Xafiiska baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com