Qaraxa Shacuurta 13-ka November Somaliland

0
62

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Shucuurta iyo kacdoonka Dad weynaha reer somaliland waxay dhigeen talaabo muujinaysa madaxweynaha rasmiga ah reer Somaliland 13ka november noqonaysa.

kacdoonka iyo shacuurta ay ku soo bandhigayaan fagaarayaasha magaalooyinka waa weyn ee somaliland,ayaa noqday qaraxa daaha ka rogay cidda fadhiisanaysa kursiga madaxweynimada reer somaliland dooranayaan.wacdarihii Maanta Murashaxa Waddani Cabdiraxmaan cirro ka dhigay Awdal,Gabiley,Saaxil iyo Degmada Sheekh,ayaa cadeyn u ah in lagu daalin maanta haddii alle ina-gaadhsiiyo qofka ay raaceyso guusha cidda ay cumaamada saaranayaan shacabka Somaliland jagada  kursiga Madaxweynaha Somaliland.

Emial÷caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail com