Qiimayntii World Banka Ee Afrika Iyo Somaliland &Kaalinta Tartankii Maamulka Iyo Habka Adeeg Bixin Ee Dekedda Berbera Iyo Adeega Maamuladda Dekedaha Geeska Afrika?

0
339

Hargeysa,(baraarugnews net)-Qiimayn dekedaha ku yaal qaarada geeska afrika ayaaDekadda magaalada Berbera ayaa Qiimeynta Dekaddaha Kontaynarada u Adeegga 2021 (performance port container index), dhinaca afrika, ka sareeysa dhamaan dekaddaha Bariga Afrika ku yaala, marka laga reebo Djibouti. Waxayna ku jirtaa kaalinta 7-aad. Caalamka oo dhana waxay ku jirtaa kaalinta 184-aad, dhanka maamulka iyo kaalinta 165-aad, dhanka kobaca. Waxana xusid mudan in ay Berberi 61 kaalmood kor u soo kacday marka la eego sanadkii 2020.

Qiimeynta oo uu Bangiga Aduunku (World Bank) sameeyo ayaa sanadkan lagu sameeyey 370 dekaddood. Qiimeyntu waxay ku salaysantahay wakhtiga iyo hanaanka loogu adeeggo markabku markuu dekadda ku soo xidho ilaa iyo inta uu ka furanayo.

Berbera port ranked 7th to Africa container ports and 184th to global container ports at the 2021 edition of the global Container Port Performance Index (CPPI 2021) developed by the World Bank. Berbera Port improved its ranking position of 2020 and moved 61 positions in the ranking.