Qalabkii Doorashada oo ka soo degay Hargeysa

0
2

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL oo ay wehelinayaan Guddida Hawlgallinta Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce) ayaa maanta Gegada Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ka soo dejiyey Waraaqii Codbixinta (ballot papers).ee Doorashada Madaxweynaha ,Ku-Xigeenka Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka 13 November 2024.