Qaabkee Xaaladda Noloshoodu Ku Dambaynaysaa Da’ay Noqdaan Ciidanka Booliska Somaliland

0
26

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Somaliland,ayaa ka  Hadley xaalada ay ku dambaynayso markay ritaayidh ay noqdaan ciidanka booliska dalka Somaliland Cabdi Dheere“Dawladda cusubi waxay wadaa dib-u-dhis iyo tayeynta ciiddanka. Xaafada Cawo Dhalan waxaanu u dhisnay dhisme saldhig weyn oo anficifoona qaranka. Markii hore maxbuuska marka la soo xidho maxbuuska diintu waxay kaga hadhi jirtey Dibadda.maanta waxaanu doonaynaa in maxbuuska Marka la soo xidho diinta u Soo raacino gudaha jeelka.waxaanu u diyaariney suuli, biyihii,waysooyinkii iyo masaajidkii ay ku dukan lahaayeen maxaabiista jeeladha ku Jira.anagoo raacayna siyaasadii maxadaweynaha iyo qorshihiisii ahaa dib u dhiska iyo tayaynta ciidamada.waxaanu rajaynaynaa mustaqbalka dhow in askarigeenu markuu shaqada ka dago uu helo meel uu ku raaxaysto oo uu seexdo.”Sidaa ayuu yidhi taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdi Dheere

Office Email caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail.com