Laascaanood,(Baraarugtv com)-Beeshayda Warsangeli waxaa jeedadal hoolka ku gelinaya koox Ciidanka Dhulbahante ah.
Shaafici oo kamida dadka ku sugan Laaacaanood ee ka soo jeeda beesha Warsangeli oo Shabeele Tv waraysi siiyay ayaa yidhi
“Beeshayda Warsangeli ergadii ka socotay ee Laascaanood ku sugnayd oo sida wax loo qaybsaday diiday ayaa halmar waxaa hareera ka maray Ciidamo sita jeedal ku waas oo garaacay ergadii qasabna ku geliyay hoolka intii fadhiisan waydayna waxaa lagu xidhay jeelka, Warsangeli waxaan u sheegaynaa cadaaladii aan dhulbahante u doonanay waxay dhashay Jeedal, garaacis iyo jeel iyada oo ay inoo baahan yihiin bal maxay inagu samaynayaan marka ay awood dawladeed yeeshaan?”