Qaabka Beesha Dhulbahante U Qaybsadeen 43-da Xildhibaan Ee Maamul Goboleedka Waqooyi-Bari:-
《●》Maxamuud Garaad 16 Xildhibaan:-
☆Ugaadhyahan 10 Xildhibaan
☆Jaamac Siyaad 5 Xildhibaan
☆Cumar Wacays 1 Xildhibaan
《●》Faarax Garaad 14 Xildhibaan:-
☆Axmed Garaad 6 Xildhibaan(2 Reer Hagar,2 Cali Gari,1 Wacays Aadan,1 Cigaal Naaleeye)
☆Bah-ararsame 4 Xildhibaan
☆Barkad 4 Xildhibaan
Baho-Nugaaleed 13 Xildhibaan:-
☆Qayaad 2 Xildhibaan
☆Xasan Ugaas 2 Xildhibaan
☆Khaalid 2 Xildhibaan
☆Yaxye 2 Xildhibaan
☆Hayaag 2 Xildhibaan
☆Xaamud Ugaas 1 Xildhibaan
☆Maxamuud Ugaas 1 Xildhibaan
☆Maxamed Muuse 1 Xildhibaan
W/Q:-Bashaash Qamaam✍️