Muxuu daarnaa kulanka Dhex-maray Wasiirka Duulista Somaliland Iyo Ambassador Charles Iyo Xafiiska Uk

0
34

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL, Mudane Fuaad Axmed Nuux, ayaa kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Somaliland, Ambassador Charles King, oo ay wehelinaysay Madaxa Xafiiska UK ee Hargeysa, Ms. Louise Hancock.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray casriyeynta kaabeyaasha madaaradda iyo horumarinta adeegyada duulimaadyada.

Dowladda Ingiriiska ayaa ah saaxiib istaraatiiji ah oo door muuqda ka qaata taageerada iyo maalgelinta mashaariicda horumarineed ee Somaliland.

  1. Ofice:-baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmial.com