Muxu darana tababarka Komishanka Doorashooyinku qabtay ?

0
81

Muxu darana tababarka Komishanka Doorashooyinku qabtay ?

Hargeysa(baraarugtv.com)’Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL oo kaashanaya Hay’adda Netherland Multiparty Institute for Democracy ay

Tababar siiyay Komishanka Doorashooyinka, tababrkan oo darana u diyargarow Doorashooyinka

Ay waxaa ka qaybgalay Xubnaha KDQ iyo Agaasimaha Waaxda Hawlgalinta, qaybaha ugu muhiimsan oo halkaasi lagu lafaguray waxaa ka mid ahaa; Qorshaha Hawlgalinta Doorashooyinka (Election Operation Plan), Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka, Maamulka iyo Maaraynta Natiijada Doorashooyinka.