“Muuse Biixi-yow Dadkan Shiikh iyo Berbera Maraaya Waa Safaari.Kabaha Kaga Tunta

0
64

“Muuse Biixi-yow Dadkan Shiikh iyo Berbera Maraaya Waa Safaari.Kabaha Kaga Tuntaa…”

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-“Kulmiyow dadka iskugu soo baxay Berbera iyo Sheekh maaha Safaari waa dadkaygii.
Qoladan xafladaha kulmiye safka hore camiraa .markuu odayga Muuse Biixi baxaayo-na kabaha kaga tuntaa waxay ku dhaheen Muuse Biixi-yow dadkan shiikh iyo Berbera maraaya waa Safaari. Safaari maaha waa dadkaygii oo xanaaqsan”ayuu Rooda Cabdi Muuse.