Midawga Yurub, Ururka “Midawga Afrika, Jaamacadda Carabta, dawladaha Ingiriiska, Maraykanka, Imaaraadka Carabta iyo wadamada dunida,waa inaad ictiraaftaan Somaliland”

0
7

Hargeysa (Baraarugtv.com)-“Waxa aan leeyahay Midawga Yurub, Ururka Midawga Afrika, Jaamacadda Carabta, dawladaha Ingiriiska, Maraykanka, Imaaraadka Carabta iyo wadamada dunida, wuu dhammaaday waqtigii laga cago-jiidi lahaa aqoonsiga Somaliland ee waa inaad ictiraaftaan Somaliland oo ah qaran madaxbanaan oo wax weyn ku soo kordhin kara Gobolka iyo caalamkaba” Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.