Maxaa Maanta Kala Qabsadey Hawl-wadeenada Dahabshiil Group Iyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro

0
8

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Shirkaddaha Dahabshiil Group ayaa kaalin weyn ka qaatay qabsoomidda Carwada iyo Shirweynaha 7aad ee Teknoolajiyadda Somaliland 2025, oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Waxaa goobta ku soo booqday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, isaga oo ku boggaadiyay kaalinta Dahabshiil Group ee horumarinta tiknoolajiyadda dalka.

#DahabshiilGroup #TechnologyExpo2025 #Somaliland #Hargeisa #Innovation #DigitalTransformation #TechExpo #Dahabshiil #Fintech