Hargeysa(baraarugnews.net]- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo wali ku gudo-jira safarkiisii shaqo ee deegaanada hoos yimaada Gobolada Salal iyo Awdal, waxa uu maalintii labaad ee kormeerkiisa shaqo ku soo maray Laanta Lawyo-Cado isagoo kulan la qaatay Laanta-Socdaalka ee lawyocado.Waxaanu is la maanta kormeer ku tagay kastamka magaalada Xariirad, halkaasi oo uu kulan kula qaatay shaqalaaha Wasaaradda iyo waliba odayaasha iyo waxgaradka degmada Xariirad.
- Waaxda Xidhiidhka-Dadweynaha iyo Xogta
www.slmof.org
Info@slmof.org
513856
Whatsap No: + 252-657729999