Hargeysa,(Baraarugtv.com)- Masuuliyiin KULMIYE ah oo Xalayto Guryahooda Lagu Weeraray
Gudoomiye Ahmed Abdi Dheere, Xildhibaan Ahmed Kaare iyo Ex Wasiir Cabdiweli Sheekh Cali Suufi ayaa Sheegay in Nuskii Dambe ee Xalaytoole La weeraray Guryaha ay ka Deganyihiin Magaalada Hargeisa
Ex Wasiir Cabdiweli oo TV-ga SKY La Hadlay ayaa Xaqiijiyay Arintan Waxaanu Sheegay in Qaybta Dambe ee Gurigiisa Lagu Soo Tuuray Furaash Lagu Soo Duubay Walxo Khatar Ah balse aanu Gaysan Khasaare badan Wuxuuse sheegay In Xoogaa khasaare ah Lasoo gaadh siiyay Guriga Cabdicasiis Samaale oo uu sheegay in Dab Lagu Gubay Qayb kamid ah Guriga Samaale
Laamaha Amaanka Somaliland ayaa La sheegay in Haatan Ay Gacanta Ku Hayaan Arintan.
Sideed u,aragtaa