- Dowladda Somalia oo dhiseysa Maamul Shabaab si loo burburiyo Puntland iyo Somaliland.
Taliye Abdi Madoobe – Halgamaa Mise Halis Qarsoon?�Waxaa si gaar ah loo xusay magaca Abdi Madoobe, oo ah taliyaha ugu awoodda badan ee ka tirsan ciidamada SSC Khaatumo. Sarkaalkaan, oo horey u ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee Adan Hashi Eyrow – horjoogihii al-Shabaab ee Maraykanku gantaalka ku dilay – ayaa la sheegayaa inuu madax bannaan yahay, islamarkaana uusan amar ka sugin maamulka SSC Khaatumo.
• Xarumaha Ciidan ee uu leeyahay: Waxay ku yaalliin xuduudka u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug.
• Qaabka Tababarka: Waxaa lagu tilmaamaa in uu la mid yahay tababarada kooxaha jihaadiga ee horey loogu sameyn jiray mucaskarada Salaaxudiin.
• Xiriirka Al-Shabaab: Mushaarka ciidankiisa waxaa la sheegayaa iney bixiyaan Al-Shabaab, taasoo shaki gelinaysa in Abdi Madoobe uu yahay qayb ka mid ah ajendaha argagixisada ee is qarinaaya.
Somalia’s Federal Government Allegedly Building a Proxy Shabaab Administration to Destabilize Puntland and Somaliland
Abdi Madoobe – Commander or Covert Threat?�The military backbone of SSC Khaatumo is a little-known but powerful commander named Abdi Madoobe, a former security chief for Adan Hashi Eyrow, a top Al-Shabaab leader killed by a U.S. airstrike in Dhuusamareeb.
•Independent Operations: Abdi Madoobe leads well-trained troops but operates independently from the SSC administration.
•Training Methods: His forces are reportedly trained using jihadist-style methods reminiscent of the infamous Salaahudin training camps.
•Funding Suspicions: Analysts believe Al-Shabaab is secretly paying salaries to his fighters, though the commander avoids openly aligning himself with the group—possibly due to a lack of heavy weaponry or to maintain plausible deniability.
By: Dahir Alasow�Investigative Journalist | Editor-in-Chief, Waagacusub Media�Xigasho shabakada Waagacusub.com