Madax_Dhaqmeedka somaliland oo soo dhaweeyay hadal Ka soo yeedhay guddoomiyaha beelaha Irir Samaale Prof cabdiraxmaan

0
247
Guddoomiyaha beelaha Irir Samaale Prof cabdiraxmaan Axmed Shunuuf
Guddoomiyaha beelaha Irir Samaale Prof cabdiraxmaan Axmed Shunuuf Guddoomiyaha beelaha Irir Samaale Prof cabdiraxmaan Axmed Shunuuf

somaliland (baraarugnews.net)-Madax_Dhaqmeedka somaliland ayaa soo dhaweeyay hadalka Ka soo yeedhay guddoomiyaha beelaha Irir Samaale Prof cabdiraxmaan Axmed Shunuuf Madax -dhaqmeedka somaliland oo fariin u diray guddoomiyaha beelaha Irir Samaale.

Guddoomiyaha beelaha Irir Samaale Prof cabdiraxmaan Axmed Shunuuf
Guddoomiyaha beelaha Irir Samaale Prof cabdiraxmaan Axmed Shunuuf
Guddoomiyaha beelaha Irir Samaale Prof cabdiraxmaan Axmed Shunuuf

“Guddoomiyaha Irir Samaale samale prof.cabdiraxman axmed shuruf waan soo dhawaynaa,haddaanu nahay madaxdhaqmeedka somaliland anigoo Ku hadlaaya beesha isaaq afkoodii.waxaan leeyahay cabdiraxmaan Axmed Shunuuf waa shakhsi aqoon aad u balaadhan una durugsan leh.waxaanu ilahey uga baryaynaa in xilkaas loo doorway ilahey Ku asturo.prof.cabdiraxmaan Axmed Shunuuf wuxuu ka soo jeedaa qoys taariikh weyn iyo magac balaadhan Ku dhex_leh guud ahaan shacabka somaliland gaar ahaan gobolka maroodi_jeex oo qoys ahaan iyo labadiisa waalid ale habu naxariistee waxay magac iyo miisaan weyn oo aan la ilaabi karin Ku lahaayeen halgankii snm iyo madax_banaanida shacabka iyo dawladnimada somaliland.runtii wuxuu ka soo jeedaa qoys taariikh weyn oo hog aamineed talin jirayna.waxaanu halkan hambalyo iyo soo dhawayn mug leh uga diraynaa Prof cabdiraxmaan Axmed Shunuuf guddoomiyaha Irir Samaale waana shakhsi aqoon hogaamiyeed leh oo dadka beelaha Irir Samaale isku waddi Kara aqoon badana leh waan soo dhaweenaynaa.haddii aanu nahey madaxda dhaqanka Irir Samaale.”sidaa ayuu yidhi ugaas Axmed saleebaan Ilxidh shide (ugaas mahiigan)oo Ku hadlayey afka dhaqanka salaadiinta beelaha Isaaq ee somaliland oo warbaahinta baraarugnews.net la soo xidhiidhay xafiiska wararka ee magaalada hargeysa