Maamulka Wakaalada Biyaha Hargeysa ku Fashilmay dhamaystirka Biyo Galinta Caasimada Somaliland

0
21

Hargeysa,(Baraarugtv.com)”Hagardaamada Hargeysa maaha midaanu indhaha ka qarsandoono daawadena ka ahaanmayno .

Hargeysa Astaanteeda Waa Naasa Hablood oo ah goob Dalxiiseed waxaana goob muhiimad gaara u leh Caasimada

• Waa astaantii magaalo-madaxd j.s.l
• Wax ku gadaaman jiddka ugu wayn (The Berbera Corridor) oo muhiim u ah isku socodka Gobolada Bari iyo Galbeedka Dalkeena iyo wadamada jaarkeenaWaxa intaa dheer Deegaanka bariga Hargeysa waxa uu ka aradnaa Adeegyada bulshada schools, M.C.H health centre s i.wl sida Biyaha in Maanta Deegaanka Lala soo doonto Hagar daamo iyo dibindaabyo waa ayaan darro wayn’

Mashruuca Bulaacadaha, Saxarada iyo Qashinka ee Bariga Hargeysa (Waste Management and Recycling Project) waxa loogu tala galay in laga hirgaliyo Meel maagalo(degsiimo) ugu yaraan 20 ilaa 15 KM Marka loo eegayo Xeerarka Caalamiga ah ( urban and settlement regulations)

Maamulka Wakaalada Biyaha Hargeysa isago ku Fashilmay dhamaystirka Biyo Galinta Caasimada oo shacabku Isticmaalan Biyaha Booyadaha waa nasiib darro.

Madaxweynaha JSL iyo H.abdurahman cirro iyo xukuumadiisa waxaan cod dheer ugu sheegayaa in arikaa aanay dhayalsanin

Dowlada Hoose waxaan ugu baaqaya in sida ugu dhakhsaha badan wax looga qabto arrintan oo keeni karto dhibaato aan laga soo waaqsanin

Insha allah Taladan Hadaan qabto waxaan meesha ka saari doona Mashruuca

Musharrax Hamdi Aw Ciise Kaahin

caarshe7@hotmial.com or baraarugnews@gmail.com