Ma Jabin Doonaa Markabka Shiidaalka Ah Ee Dahabshiil Group Keentay Ee Qaaliga Ah Ee Haysta Shacabka Reer Somaliland?

0
75

Hargeysa,(Baraarugtv.com)- .

Shirkadda Horn Petroleum ayaa maanta dekedda berbera keentay shixnad shidaal oo lagu shubay Haamaha East Africa Storage Terminal, labadda shirkadood oo ka tirsan Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa guul muhiim ah usoo hooyay dekaddan istaraatiijiga ah.

Markabkan oo siday ku dhawaad 50,000 mitir kuyuub oo shidaal ah ayaa lagu wadaa inuu daboolo baahidda shidaalka ee gudaha iyo gobolkan Geeska Afrika, isla markaana uu xoojiyo kaalinta Berbera ee xarunta ganacsi ee istaraatiijiga ah ee Geeska Afrika.

#HornPetroleum #BerberaPort #Shidaal #Energy #HornOfAfrica #Berbera #MaritimeTrade #Petroleum #EnergySecurity