Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo maanta kullan la qaatay Guddida Amniga Qaranka

0
25

Hargeysa(baraarugtv.com)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta kullan la qaatay Guddida Amniga Qaranka somaliland iyo xubnaha Guddida Hawlgalinta Ururrada iyo Xisbiyada (Taskforce).

Kulankan ayaa waxaa lagu fa lanqeeyey amniga guud iyo diyaar-garowga Doorashooyinka Qaranka somaliland ee qabsoomi doona 13 November 2024-ka