Boorama(Baraarugtv.com)-Shir lagu qabtay Gobolka Awdal ,ayaa ku cusbaa noociisan oo kale dalka Somaliland isla markaana , .
Shirkan taariikhiga ah ayaa isu keenay cilmi-baarayaal, aqoonyahanno, khubaro iyo siynisyahano caalami ah, si ay uga wada hadlaan doorka muhiimka ah ee Data Science ku leedahay horumar waara.
Dahabshiil Group waxa ka go’an inay door muuqda ka qaadato dhiirrigelinta aqoonta iyo xoojinta ballanqaad-kayaga joogtada ah ee ku aaddan hal-abuurka, tiknoolajiyada, iyo dhisidda mustaqbal waara.
#DahabshiilGroup #DataSD2025 #Innovation #SustainableDevelopment
office caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail.com