Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Cismaan Afgaab Oo Dejiyey Qorshaha shanta sano ee Wasaarada

0
11

Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Cismaan Afgaab Oo Dejiyey Qorshaha shanta sano ee Wasaarada

Hargeysa (Baraarugtv.com)_”Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo ay Weheliyaan Wasiir-kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud ayaa Kulan laqaatay Agaasimayaasha Waaxaha ee Wasaaradda.

Kulankan ayaa intii uu socday waxaa lagaga hadlay Qodobadan:
1. Qorshaha Wax qabadka boqolka maalmood
2. Qorshaha shanta sano ee Wasaarada.
3. Ilaalinta Saacadaha shaqada.
4. Dar dargalinta dhamaan shaqooyinka wasaarada.