Ha’yadda WFP Oo sheegtay in Gargaar Qamadi Ah Ka Boobeen Beesha Dhulbahante &Sababaha Shaqo Joining Magaalooyinka Buuhoodle,Laascaanood Iyo Taleex

0
62

Ha’yadda WFP Oo sheegtay in Gargaar Qamadi Ah Ka Boobeen Beesha Dhulbahante &Sababaha Shaqo Joining Magaalooyinka Buuhoodle,Laascaanood Iyo Taleex

Laascaanood,(Baraarugtv.com)-WFP waxay shaacisay inay joojisay howlihii gargaarka ee ay ka wadeen deegaanada Dhulbahante sababo la xiriira dhacdooyin ay ka mid yihiin dhac iyo qas. WFP waxay taageero siin jirtay in ka badan 51,930 qof (8,655 qoys), oo ay ku jiraan barnaamijyada gargaarka degdegga ah iyo nafaqaynta carruurta iyo hooyooyinka uurka leh ama nuujinaya.

Dadkaa masaakiinta ah caawimadooda iyo deeqahaa la siin jiray ee laga joojiyey waxaa galaaftay dad ma naxayaal ah oo dhacay raashin badan oo reer Buuhoodle loogu talo galay