Hargeysa,(Baraarugtv com)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Rejo ayaa saaka khalinka ku duugay oo saxeexay Xeerka Hab-dhaqanka iyo Ansahaxa Xisbiyada iyo Ururada Siyaasadda Qaranka ee Doorashooyinka Somaliland.

Muwaadin waxa innaga go’an inaynu ilaalinno ansahaxa tartanka, dhawrno Sumcaddeenna Qaran, oo isku duubnaano.Muwaadin codkaaga labaad ku taageer ururka REJO.
codkayga_2aad_waa_Rejo
#u_codee_rejo_2024
#cabdilaahidahab
#xisbigarejo
#Somaliland
#somalilanders