Garaadada khaatum ee Laascaanood oo iclaamiyey wada-hadal furmayo heshiis habarjeclo

0
251

Laascaanood,(baraarugtv.com)-Qaar ka mid ah Garaadada beesha Dhulbahante ee Gobolka Sool ayaa ka hadlay hadalkii shaley ee suldaan guuleed Mirr

Garaadad Dhulbante oo shaaciyey kulan ay iskugu iman doonan madax dhaqameedka Habar Jeclo .

Garaadadu waxay soo dhaweeyeen hadalkii shalay ee Suldaan Maxamuud Guuleed

6 Garaad oo ku sugan Laascaanood ayaa soo dhaweeyey hadalkaas .

“ Suldaan Maxamuud Guuleed Alleh ha barakeeyo , si buuxda ayaanu ula qaadaney nabadii uu xalay ku baaqey , diyaar-na waanu u nahay , waana aanu kala shaqeynaynaa .

Wixii tabasho ah ee xagan iyo xagiinaba ee ahna , waanu isku iman doona oo waynu ka wada-hadlidoonaa ama waynu ka wada tashan doonaa…” ayuu yidhi Garaad Cabdilaahi Garaad Saleeban .