Ganacsadah

0
24

Hargeysa,(baraarugtv com)’Muuse Biixi iyo ganacsade Maxamed Aw Siciid ayaa si wada jir ah uga shaqaynaya abaabulka iyo maalgelinta jabhada lagu shaabadaynayo magaca iyo deegaanada beelaha Arab

Warbixin kooban ayaan idiinku soo gudbinayaa natiijada Kulan ay la qaateen Cabdilaahi Dirawal, cadadka lacag hordhac ah oo ay ku bixiyeen jabhada, ismaan dhaaf dhexmaray Muuse Biixi & gudoomiyaha Guddida beelaha Arab iyo ujeedada ay ka leeyihiin abaabulka Jabhadan.Sidoo kale wasiir Maxamed Kaahin ayaa door muuqda ku leh abaabulka Jabhadan.

 

 

Si aanad u amban la soco bogan