Hargeysa(Baraarugtv.com)-Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Mud: Muuse xasan Yuusuf oo goor dhaweyd warbaahinta kula hadlay xarunta guud ee KDQ ayaa digniin u diray dadka faafinaya wararka been abuurka ah ee ku saabsan natiijada doorashada,,waxaanu gudoomoiyuhu sheegay in ay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadidoonaan dadka faafinaya wararkaasi.