“Ciiddankan Diwaan,Cusub Iyo Rikoodh Cusub Ayay Dhigidoonaan Inta Ka…,

0
194

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-gaasimaha Guud ee Wasaaradda H. Maaliyadda Somaliland Md. Maxamed Cabdi Gurxan oo ay weheliyaan Agaasinka Waaxda Kastamada ayaa kulan la yeeshay maamulka iyo saraakiisha Ciidanka Ilaalada Cashuuraha  iyo 9 Kastam.Kulanka oo ahaa mid caadiya waxa uu ujeedkiisu daaranaa dardargalinta habsami-u-socodka hawlaha dakhli ururinta Kastamada Dalka maadaama aynu ku jiro dabayaaqada sanad-miisaaniyaddeedka 2022.HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA\“Ciiddankanhttps://youtu.be/N8lDWgiVyFQ Diwaan,Cusub Iyo Rikoodh Cusub Ayay Dhigidoonaan Inta Ka…,