Beesha caalabka Oo u hanjabey Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Qoyskiisa

0
29

Hargeysa (Baraarugtv.com)-Xasan Sheekh iyo qoyska oo u xilsaarey Wasiirka Kaluumeysiga Axmed Xasan Aden in uu ka xaraasho Kaluunka Soomaali oo dhan ka dhaxeeyey Dowladda Turkiga kuwaas oo u yimid dalka sidii ay ugu faideysan lahayeen Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Bada raqiiska looga gadaayo, waxaana ay dhamaytirayaan heshiis ay horey Xasan iyo qoyka ay ula galeen Dowladda Turkiga.

Turkiga waxa uu ka kulumeysan karaa waa Moqdisho iyo agagaarkeeda kaliya ilaan Xasan Sheekh maxukumo maalmul kale. Xasan iyo qoyka manargayaalka ah waxa ay ku qaateen Malayiin dollar xaraashka qeyraadka Bada.

  1. Somali Times oo la xiriitey Maamulada Jubaland, Hargeysa iyo Puntland, waxa ay yiraahdeen nama qoseyso Xasan Sheekh iyo kooxdiisa kama taliyaan badaheena.