“Abaal xumadda waxa ugu daran ta kaaga timaada mid yaroo adeer guud ugu toosan tahay Oo intuu Caawimo ku weydiisto Oo aad meherka kharashkiisoo dhan ka bixiso, hadana intuu kugu soo noqdo lacag kale ku weydiisto. Kolkaad ku tidhaahdid ma hayana adiga ku daba gala sanado dhan sidii uu hadal wax kaaga qaadi karayo kolba comment yaroo Facebook kaa soo caaya oo aamusnaanta iyo xishoodka u qaata wax kale adigoo is leh haw mana sheegan. Wanaag ayaa wax laysku weydiistaaye ma aflagaado iyo khasab baa. Waar anagaa wax aragnay kkk. Allaahu akbar xayaddii iyo xishoodkii wuu dhamaaday, waar ma qof reer Kula dhisay ayaa la xagxagtaa? Dadka naga waaweyn Waanu ixtiraami jirnay, dhalinyarooy dadka noocaasa maha aamuska aynu ka aamusno ayaa sii waala, qofka qaldan qabta weligiin. Adduunyadda nin noolow maxaa aragti kuu laaban. Ilaahay kheyrka hayna waafajiyo…..”
W/Q:_Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.