“Bal Waxaan Eegidoonaa Say Maanta Ugu Caano Liisaan Ama Ay Ula-dhaqmaan Abtiyaashii Beesha Habar,awal Maxamed Kaahin Axmed.Naaska Hablaha….”
Hargeysw,(Baraarugtv.com)-“Reer Abtigay aan la kaftamo.
Wiilka gabadha Subeer Awal (SUPER Subeer Awal), dhashay wuu ku faanaa abtiyaashii.naf iyo nolol-ba wuu u huraa. Laakiin bal waxaan eegidoonaa say maanta Maxamed Kaahin Axmed ugu caano liisaan ama ay ula dhaqmaan abtiyaashii Habar,awal.
Ama dhabtu ku hurdi ama dhinac ayay uga tuurin.( looba jooge,laakiin dhici meyso).
Habar wadaag , reer abtigeen waan ku kalsoonahay. noqona maayaan kuwii wiilkay abtiga u ahaayeen ka hoos guuray ee weliba dhabar jabiyey oo kale. inagana naaska Subeer,awal ina qaban maayo.
Reer abtigay lama kaftamo laakiin maanta waxooga geesinimo ah ayaan iska baadhay
Waxa Qoray qoraalkan Dr. Ibraahin Aadan Xalxaali (Dr Doolaal).