Pakistan waa dal leh hub cawaaqibka ka dhasha waxay noqon doonaan kuwo naxdin leh,

0
28

Afhayeenka militariga Pakistan, Jen. Ahmed Sharif Chaudhry ayaa markii u horreysay ka jawaabay hadal heynta la xiriirta in IsrIL iyo Mareykanka beegsan karaan nukliyeerka Pakistan oo ay noqon karaan goobta ku xigta Iiraan, isagoo arrintaa ka hadlaya wuxuu yiri: “Pakistan waa dal leh hub nukliyeer, mana aha sida Iiraan ama Lubnaan. Caalamku weligiis ma la kulmin cid isku dayday halis noocaas ah oo ka dhan ah dal sida Pakistan ah…. Haddii la isku dayo arrin noocaas ah, cawaaqibka ka dhasha waxay noqon doonaan kuwo naxdin leh, xitaa aan loo adkeysan karin.”