Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Wefti uu hogaaminayo Guddoomiye Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil, Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Ibraahin Nuur (Afgaab)- Kuna weheliyaan Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, iyo Cabdilaaahi Daahir Cukuse, ayaa Shir-gudoonka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Djibouti oo ay hogaaminayaan Gudoomiyaha Aqalka Baarlamaanka Dileyta Maxamed Dileyta iyo Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Marwo Safiya, ayaa si heer sare ah ugu soo Dhaweeyay dalka Djibouti weftigaasi.
Dhanka kale waxay labada dhinac kawada hadleen Xidhiidhka qotoda dheer ee ka dhaexeeya labada dal,
ugu danbeyn kulanka ayaa ku soo dhammaadey Isfahan iyo Xoojinta Xidhiidhka labada Waddan.
Dhanka kale waxay labada dhinac kawada hadleen Xidhiidhka qotoda dheer ee ka dhaexeeya labada dal,
ugu danbeyn kulanka ayaa kusoo dhamaadey Isfahan iyo Xoojinta Xidhiidhka labada Waddan.