Ganaax La Saarey Buuni oo afxumadiisii Galaafatey

0
26

Gudida anshaxa iyo xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka #Doorashooyinka Jamhuuriyadda #Somaliland  ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Wasiirka Wasaardda Xidhiidhka Golloyaasha iyo Arrimaha Dustuurka Cabdnaasair Muxumed Xasan Buuni.

Wasiir Buuni, ayaa sidoo kale ah Afhayeenka Xisbiga KUMIYE, waxaana gudiddu ku sababeeyeen ganaaxa lagu riday. Kadib markii uu ku gefay Anshaxa nidaamka Doorashooyinka ee Olollaha.

Qoraalka ay soo saareen gudidu ayaa u dhignaa sidan:-