Burushka Xaarka Leh Waxba YeelimaysoTaariikhdu Ma GuurtoSuldaanka Guud ee Beelweynta Subeer-Awal

0
161

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Subeer-Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye Garaad Boon.isla markaana ragga lacagaha la siiyey ee dadka ku fashilmay hogaaminta dalkii somaliland,ee maanta leh caaya Suldaanka Guud ee Beelweynta Subeer-Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye Garaad Boon oo ku fadhiya kursiga dahabiga ah,sitana cumaamada iyo koofiyada sharafta leh waxba kama qaadi karto waxna yeelimayso burushka xaarka leh taariikhda soo jireenka ah suldaan xasan,ragga lacagaha la siiyey ee ka cayaaya suldaanka facebuuga iyaga ayaa ceeboobay oo un.

Cumaamadda saaran waa tii Subeer-Awal ee maaha tii Sacad Muuse, cid aan isaga ahayn ama aanu u wakiilan kuma hadli karto afka dhaqanka Subeer-Awal..!!!

Subulaha ilaa Saaxil, Bisiqa Ilaa Bank Qayir, Bulsho weynta degtaa waa Suldaankoodii. Alle caafimaadka iyo cimriga haku siyaadiyo.
Cabdifataax ismaaciil caarshe

Baraarugtv.com