“Xukuumadii Muuse Biixi waxay si-gaar ah u bartilmaamaysanaysay in Faysal Bootaan in la dilo.”

0
146

“Gaar ahaan Xukuumadii Muuse Biixi waxay si-gaar ah u bartilmaamaysanaysaa oo carabaabtey in Faysal Bootaan in la dilo.”

“anaga beel ahaan Habarjeclo, anagoo ah Odayaashiisii Faysal Bootaan waxaanu leenahey waar rag idinka qiimo badan ayaa haya Faysal Bootan.wax alle iyo wax gadhaaya ma jiraan.colaada aad u haysaan ciidanka afarta boqol (tiradda askarta ay SSC ka hayso somaliland 400 oo maxbuus ciidankeedii)’iyo colaada Aad u haysaan ehelkooda.colaada aad u haysaan Faysal Bootaan ee aad leedihiin ha lagu dilo.intaba waanu idinla og nahey.waxaanu leenahey Faysal bootaan iyo askarta kale ee khaatumo hayso anaga ayaa keenayna.
waanu og nahey
waxay garaaceysaa durmaan ay leedahey ha lalaayo maxaabiista abaabulaysaa dagaal beeleed”Xukuumadii ay u dagaalamayeen waxa maanta uga lexjeclo badan SSC..”boqor buur madow