“Atooraha Magaalada Ceerigaabo,Waa Aniga”

0
168

Ceerigaabo,(baraarugtv.com)-Wasiir ku-xigeenka wasaarada hawlaha guud iyo guryeynta Dawladda Somaliland mahamuud warsame jaamac,ayaa badhtamaha suuqa bulshadu ku kulmaan ku booqday qaar kamid ah shacabka ku dhaqan gudaha magaalada ceerigaabo.isla markaana Wasiir Maxamuud Warsame ayaa taageero weyn ku leh bulshada gobolka sanaag. Wasiir maxamuud ayaa isagu marnaba ilaawin shacabkii Gobolkiisa,isagoo mar kasta la qaybsada daruufahooda.Wasiir maxamuud ayaa odayaasha iyo dhalinyarada Ceerigaabo waxay iska waraysteen horumarka Gobolka Sanaag iyo arrimo badan oo ku saabsan dhanka amaanka ceerigaabo,balse Wasiir maxamuud ayaa lagu tilmaamaa atooraha Magaalada Ceerigaabo.