Akhriso:-Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland Oo Ku Amray In Muuse Biixi Joojiyo Dagaalka Uu Ka Wado Magaaladda Laascaanood

0
244

Laascaanood,(Baraarugnews.net)-Xisbiyadda mucaaridka Somaliland, ayaa shirar kala duwan uga socday labadii maalmood ee ugu dambaysay magaalada Hargeysa, isla markaana waxa la sheegay in kulamo u gar-gaar ah madaxda xisbiyadu ku lahayeen guryo ku yaala magaalada Hargeysa kaga arrinsanayeen dagaalka laga bilaabay Goboladda Bariga Somaliland,gaar ahaan Sool. “Si loo dhameeyo xiisadda Laascaanood, xal nabadeedna loo gaadho, waa in xukuumadda Somaliland ku dhawaaqdo xabbad joojin hal dhinac ah.”ayuu yidhi Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe oo shuruud adag duldhigay Muuse Biixi Cabdi.

E-mail: Xafiiska baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com