Ceerigaabo(Baraarugnews.net)-Halgamayaasha Ururka Rejo Oo Maanta wacdaro layaab leh xoogaga taagwero ku soo bandhigay magaali madaxda Gobolka Sanaag,isla markaana Gudoomiyaha ururka Rejo Cabdillashi Dahab ayaa boqolaal qof ku harqiyey Guddida diwaangelinta iyo kala reebida ururada siyaasada somaliland oo Muujiyay Taageeradoodii shacabka somalilabd ururka rejo ee gobolada somalilabd. Halkan hoise ka daawo muqaalka rejo.