“Adeegga Internetka Ugu Xawaaraha Sarreeya Dalka Somaliland,Waa Qalab Aad U Qaadan Karto…”Eng Cabdirisaaq 

0
35
"Adeegga Internetka Ugu Xawaaraha Sarreeya Dalka Somaliland,Waa Qalab Aad U Qaadan Karto..."Eng Cabdirisaaq 
"Adeegga Internetka Ugu Xawaaraha Sarreeya Dalka Somaliland,Waa Qalab Aad U Qaadan Karto..."Eng Cabdirisaaq 
  • “Adeegga Internetka Ugu Xawaaraha Sarreeya Dalka Somaliland,Waa Qalab Aad U Qaadan Karto…”Eng Cabdirisaaq

    "Adeegga Internetka Ugu Xawaaraha Sarreeya Dalka Somaliland,Waa Qalab Aad U Qaadan Karto..."Eng Cabdirisaaq 
    “Adeegga Internetka Ugu Xawaaraha Sarreeya Dalka Somaliland,Waa Qalab Aad U Qaadan Karto…”Eng Cabdirisaaq

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Maamulaha qaabilsan adeega ugu xawaaraha dheereeya ee qaybta internaydka lagu soo kordhiyey shirkadda isgaadhsiinta Telesom,oo maanta hadal ka jeediyey carwada wajigii labaad,ayaa ka hadlay waxyaabaha uu kaga duwan yahey internaydka fayf-jiiga (5G internet),.

 

“Somaliland ICT Conference – 2024-ka.

Waxa aannu madasha shir-weynaha ICT-ga ee Somaliland ku soo bandhignay maanta adeegga internetka ugu xawaaraha sarreeya dalka Somaliland, gaar ahaan 5G FWA oo leh xawaare aad u sarreeya. waa qalab aad u qaadan karto goob wal-ba,adigoo suuqa jooga ama goobta shaqadaada oo meel kasta waad ku adeegsan kartaa internaydka aanu bulshada ugu soo kordhinay.”Sidaa ayuu yidhi

Eng. Cabdirisaaq Xuseen Guuleed ( Product section manager).

Warbaahinta Baraarugnews Radio Baraarug.Com Baraarugtv.com

Somaliland÷Maxaa Sababey In Maanta Shir-weynaha 6-aad Shirkadda Telesom Lagu Siiyo Shahaado Adeega Internaydka Ugu Xawaaraha Dheereeya?