“kibir iyo Adyad in Suldaanka Guud iyo Maayar Cabdi-kariin Mooge xabad hoosta loogu dhigo.Arrintaasi…”Xoghaye Yuusuf Kayse

0
152

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-“Waa kibir iyo Adyad in Suldaanka Guud iyo Mayor Cabdi-kariin laga xishoon waayo oo xabad hoosta loogu dhigo.Waxaanan leeyahay arintaasi waxay ceeb weyn ku tahay dawladnimadeena. Cidii falkaas foosha xun sameeyay waa in sharciga la hor keenaa” Sidaa ayuu yidhi Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse