xubnaha komishanka doorashooyinka somaliland oo go’aankii burburka shacabka somaliland

0
131

Hargeysa (baraarugtv)-xubnaha komishanka doorashooyinka somaliland’ayaa ku jira xaalad laba daran midkood dooro ah’isla markaa shacabka somaliland ayaa wadnaha farta ku haya dhawaaqa iyo go’aanka doorashada madaxtooyada iyo ururada.

Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa la filayaa in Saacadaha Soosocda ay ku dhawaaqaan go’aankooda la xidhiidha doorashada ay qabanayaan.

illo xog ogaal ah ayaa ii xaqiijiyay in Koomishanku ay diyaar sadeen Go, aankooda isla markaasina ay u hadhsan tahay kaliya in ay warbaahinta u sheegaan Doorashada ay qabanayaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here