Xogta Sirta Ah÷Ujeeddada kulanka Qarsoodiga Muuse Biixi Iyo Xasan Sheekh &Dilaalka Soomaalida Muxuu Maanta ku Kala Jarayaa Jabuuti?

0
291

Jabuuti,(BaraarugTV.com)-kulanka ku dhex-maraaya madaxweynayeyaasha soomaaliya iyo Somaliland,ayaa la sheegay in maamulkii Muuse Biixi Cabdi,isu-dhiibay Xasan Sheekh Maxamuud ee Soomaaliya.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahey oo ka ag-dhaw goobta kulanku uga socda Muuse Biixi iuo Xasan Sheekh,ayaa u sheegay warbaahinta Baraarugtv.com in ujeedada wakhtigan keentay wada-hadalka ay tahey Waxa ugu badan ee Muuse Biixi doonaya tahay Lacag, waxaanu dhulka dhigay in uu Xasan Sheikh heshiis Bada Cas iyo dekada Berbera ah la galo USA.
Arimaha uu Muuse miiska soo saaray waxaa ka mida cabsi uu ka qabo Abay Ahmed iyo Ethiopia!!

Lacagta uu doonaya sida kaliya ee lagu siinaya waa
1. In ogalaado Maamul Gobaleed.
2. In uu joojiyo Colaada Gobalka Sool.
3.  innuu Somaliland inta hadhay u jiheeyo Doorasho.

Hase yeeshee,kulanka Muuse Biixi ku dhex-maraaya Jabuuti oo wali socda,ayaa la sheegay in qodobo aan aheyn waxyaabaha laga fushadey ee uu u saxeexay Muuse Biixi dilaalka Soomaalida Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh la soo saarayo dhamaadka kulanka,taasoo la cadeeyay in shacabka reer Somaliland loo sheegi doono qodobo feeg ah oo been ah.kuwaas oo aan aheyn wixii laga wada-hadlaayey.

Emial÷baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com