Xaalada oo saameyn weyn ku yeeshay nolosha shacabka Somaliland

0
457
  1. Hargeysa,(baraarugnews.net)-Waxaa maanta markii ugu horreysay loo oggolaaday in ay gudaha u galaan ganacsatadii gudaha suuqa Waaheen ee magaalada hargeysa ee ku lahaa ganacsiyada kala geddisan, si ay u soo eegaan bal in ganacsigooda uu wax ka badbaaday.Dad badan ayaa halkaasi ku hant-beelay waxaana intooda badan ay haatan eegayaan suurtagalnimada in wax uun ay u badbaadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here