Madaxweynaha Jabuuti Geelle muxuu ka yidhi khasaaraha ku dhacay ganacsatada Hargeysa?

0
253
  1. Jabuuti (baraarugnews.net)-“Waxaa murugo weyn nagu ah dabki xalay qabsaday suuqa ugu wayn magaalada Hargeysa ee Waaheen.Dhibaatadii xalay ka dhacday magaalada Hargeysa wa mid aad iyo aad no tabatay hadan nu nahay reer jabuuti.Waxaanu garab taaganahay shacabka walaalaha aan nahay ee reer Somaliland.Waxa aan shaki ku jirin in ay ka bixi doonaan dhibkaas oo ay dib u dhisi doonaan magaaladoodii quruxda badnayd. Anaguna waanu garab taaganahay sidaan had iyo jeerba waxba uga hakranin.

Waxaan saaka la hadlay Madaxweyne Muse Biixi, waxaana berri Hargeysa iman doona wefti ka socda Jabuuti.Shacbi weynaha Somaliland iyo dalkoodaba Allaha xifdiyo oo dhibkan kheyr ha ugu badilo inshaaAlla

Nous sommes profondément attristés par l’incendie qui s’est déclaré hier soir au marché principal d’Hargeisa, Waheen.

  1. Nous sommes aux côtés du peuple frère du Somaliland comme nous l’avons toujours été par le passé.

Il ne fait aucun doute qu’ils surmonteront cette tragédie et reconstruiront leur belle ville. Leur résilience a été maintes fois démontrée et ne se démentira pas.

J’ai parlé au président Muse Bihi ce matin, et une délégation de Djibouti arrivera demain à Hargeisa. Que Dieu protège le peuple du Somaliland et leur pays et que Dieu les bénisse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here