“Waxaanu Qaadaynaa Talaabo Kasta Oo Lagu Soo Daynayo Maxaabiista Ku Xidhan Laascaanood Ciidamada Somalilamd”

0
154

Hargeysa,(baraarugtv.com)-“Muuse waxaanu leenahay waa noo guddoon tartanku. Reer waddani, waxaanu leenahay u diyaar garooba Doorashada. Inaga ayaa wax inaga maqan yihiin oo baadi doonayna waxa inaga maqan.Waxaanu qaadaynaa talaabo kasta oo lagu soo daynayo Maxaabiista Laascaanood ee ka xidhan Ciidamada Somalilamd meel kasta oo ay nala galayso”.ayuu yidhi Hersi Ali H Hassan Guddoomiyaha Xisbiga WADDAN