Muxuu Daarnaa Kulanka Maanta Lagaga Hadlayl Daneeyayaasha Ganacsiga Dekedda Berbera?

0
200

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Mareeyaha Dekeddaha iyo biyaha badda Somaliland Eng.Siciid Xassan Cabsillaahi,ayaa maanta kulan shir ah isugu yeedhay dhamaa daneeyeyaasha arrrimaha ganacsiga dekeda berbera daneeya,

isla markaan markaana bilkasta dhamaadkeeda ayaa la iugu yimadaa kulan lagu lafo gurro arrimaha gacsiga dekedaha somaliland.”Waxa noo qabsoomay kulan bil walba dhammaadkeeda aannu u qabano dhammaan daneeyayaasha ganacsiga Dekedda Berbera, kulankan oo aannu ku falanqayno kuna xalino caqabadaha haysta ganacsatada badeecadaha kala soo degta Dekedda Berbera. Kulanka waxa igu wehelinaayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda H.Maaliyadda, Mudane Maxamed Xuseen Cismaan (Mu’adinka), Maamulka Kastamada, Maamulka Kastamka Berbera, Isuduwayaasha W.Ganacsiga iyo Hay’adda Dhawrista Tayada G/Saaxil, Maamulka Dallada SOFFA iyo Xubno ka socday Shirkadaha Clearance & Forwarding ka shaqeeya.”sidaa ayuu yidhi mareeeyaha dekedaha sonaluland Siciid Xasan cabdillaahi