Ma Hirgalayaan Ciidamada Badda ee dawladdaTurkigu u dhisayo Soomaaliya?

0
87

Muqdishi,(baraarugtv.com)-Heshiiskii dhinaca Badda ee Soomaaliya iyo Turkiga ayaa maanta la dhaqangeliyay. madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa sheegay in Turkigu Soomaaliya u dhisayo ciidamo badeed oo xooggan.

0