Wasiirkii gaashandhiga oo iska casilay maamulkii Muuse Biixi &cidda ka dambaysay

0
122

Hargeysa,(baraarugtv.com)-wasiirkii gaashandhiga somaliland cabdiqani caateeye oo iska casilay xukuumaddii Muuse Biixi.isla markaana Cabdiqani ayaa la sheegay inay sabab u tahey iscasilaadiisu markii ismaaciil Cumar Geelle ee madaxweynaha jabuuti kula soo xidhiidhay tel8foonka gacanta ay isla qaateen innuu iska casilo maamulka muuse Biixi.
Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland ayaa ka soo horjeestay heshiiska Somaliland iyo Ethiopia

Waraysi Xasaasi ah oo uu Wasiir Cabdiqani Caateeye Siiyay Horyaal Tv ayuu Ku Soo Bandhigay Siro Badan. Horyaal24 Tv Tv